Header Ads Widget

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼





Xafiiska Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee itoobiya ayaa baadi goobaya shaqaale tirro ahaan dhan 1,296 qof, kuwaasi oo kahawlgali doona laamaha xafiiska.

📌Tirada la rabo: 1,296qof
-Boosaska shaqo ee aan u baahnayn khibrad shaqo: 936 qof.
-Boosaska shaqo ee khibrada u baahan: 360 qof.

📌Goobaha diiwaangelinta:
-Magalada Dire dawa, gaar ahaan xafiiska Duqa Magaalada.
-Magaalada Addis Ababa, gaar ahaan xafiiska Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee u dhow dhismaha Enat ee xaafada Piazza. 
-Waxa kale oo aad si shaqsi ah iskaga diwaangelin kartaan xafiiska Madaxweynaha ee gobolada oo dhan. 
FG: Codsadayaasha codsanaya shaqooyinka aan khibrad u baahnayn waa inay qalin jabiyeen wixii ka danbeyey sanadki 2015 TI. 
FG: Waxaad horey kasoo qaadanysaa shahadooyinkiina iyo warqadihiina xirfada oo koobi ah.

📌Mudada Codsiga:
Laga bilaabo 9ka bishan Tihzaz ilaa mudo 15 cisho oo ah maalmaha shaqo ooy ku jirto maalinka sabtidu [ bisha 4aad, 9-26, 2017].

📌Halkan ka daalaco boosaska shaqo:

Wixii macluumaad dheeraad ah, kala soco website-ka xafiiska www.ics.gov.et iyo warbaahinta rasmiga ah ee mareegtooda baraha bulshada.
——————————————
Kusoobiir kanaalka telegram ka Fursadaha Dhalinyarada: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada
Lawadaag saaxiibo badan
Fursadaha Dhalinyarada
December 2024
Jigjiga, 2024.

Post a Comment

0 Comments