Midowga Afrika wuxuu baadi-goobayaa #50 qof oo si Internship ahaan ah uga hawl gala xarunta guud ee midowga afrika(𝗔𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮𝗻 𝗨𝗻𝗶𝗼𝗻-Addis ababa), kuwaasi oo fursad u helidoona in ay shaqada & qaab-shaqeedka institutionka lagu carbiyo ama shaqobartaan.
Shuruuda Codsadaha Laga-rabbo:
•Waa inaad tahay arday sanadkii u dambeeyey e waxbarashadiisa kugudo-jirra ama mudada uu qalinjabiyey ay kasoo wareegtay mudo kusiman 6bilood.
•Waa inaad kasoojeedaa wadamada xubnaha ka ah midowga afrika sida: Ethiopia, Somalia, Kenya & Djabouti.
•Waa inaad kufiicantahay midkamida luuqadaha shaqada ee midowga afrika sida: Arabic, English, French).

•Waa inaad da’ahaan udhaxaysaa 18-32
FG: Muhiim maaha inaad khibrad shaqo leedahay
Halkan Ka codso: https://jobs.au.int/job/Internship-Program/1506-en_US/
Lawadaag saaxiibo badan. Sido kalena booqo kanaalka telegramka Fursadaha Dhalinyarada: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada
——————————
Fursadaha Dhalinyarada
September 2024
0 Comments